VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haboon - Lyrics

Barbaartii is xulatee Kalgacaylku biyo dhigayee Lama waayo bilanee Shaydaan bileeyo xumad wada beershee Intaan baahi kuu qabo Naftu bayrax kuu tahayee Jaceylkana ubaahanahayee Haboon soo baqooloo Bishaaradadii axdiga Bishii todabaad Balantaan lahayn Wax baajiya ka dhowr Boqoradii habeenkee Boholyowga caashaqa Inay tahay mid bi'isiyo Bogso laga rajeeyaa Walow aan badi furin Intuu beerku nugulyahay Bogu wehishi leeyahay Adna baari ii tahay Haboon soo baqooloo Bishaaradadii axdiga Bishii todabaad Balantaan lahayn Wax baajiya ka dhowr
Queue is empty
-- / --