VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haygu nacin hanti la’aan - Lyrics

Hada iyo habeenkii hadal barashadeenii Helistaada mooye Hawo kale kumaan Jirin Hubaal weeye maantana Inaan heegan ugu jiro Hawlaha kalgacalkiyo Hooy wada galkeenee Hoodo iyo nasiibiyo Hor allaa adeegsaday Hodanee amuurahu Inay noo hagaagaan Nafta kuu hibeeyoo Hooygaad ku dhalataa Hida racayaayee Haygu nicin hanti la’aan.. Hodale mooyee hilba cidi kusisa hanadow dhibatiyo hamun kama reban heynta iyo malkuna hida dhaxale mahee har wareega weeyo lahela la wayaa habka cashaqynuna haruub caano lagu shubay hooyo iyo abo u heylane wada hesta weyan wada hesta weyaan nafta ku hibeyoo hadafkaynu wa taan horay kugu raaco hanta kugu ma nici karo hal xiraalaha qaar murti lagu hirta jira hasawahaynuna hida weeye dhaxal gala hadalkaaga madashana marhore ti aan howraar san ku iri kula hanweynaa mahungoowo cashaqa lahaya hareeraha marke laba u helan haagayaan sidena ee wada hir galiyaan Nafta kuu hibeeyoo Hooygaad ku dhalataa Hida racayaayee Haygu nicin hanti la’aan.. Hayigaba aduun ba labtaada kugu hayayoo hareertaada mida dhigo hamigu ima siyeen himiladaydu waxee tahay hada iyo hadhowtaba i nan nolosha rerkiyo u haradan aa tahay habka cashaqynuna haruub caano lagu shubay hooyo iyo abo u heylane wada hesta weyan wada hesta weyaan nafta ku hibeyoo hadafkaynu wa taan horay kugu raaco hanti kugu ma nici karo Nafta kuu hibeeyoo Hooygaad ku dhalataa Hida racayaayee Haygu nicin hanti la’aan
Queue is empty
-- / --