VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees 3 - Lyrics

waa darajo guur waana qoys dagiyo dad wadaagaycalaf waana deeq allee caawa dadab gasheen isku duubantiin daryeel isa siiya buuxoo ku dhaqa qoskiina daacada dulqaadiyo samirba yeeshoo shaydaankay dawo ka tahee xadhiga diinteena haysta waa dareen kalgacal axmed uu ku diray duntuu kuugu xidhay diookhuna farxiya duntiuu kuuugu xidhay waana deeq alle marsin iyo dalaad dhooba waynta dihin dahar iyo shilaabo qoraxay dugsi uga hadhee daryeel isa siiya buuxoo ku dhaqa qoyskiina dacada dulqaad iyoo samirba yeeshoo shaydaankay dawo ka tahee xadhiga diinteena haysta
Queue is empty
-- / --