Heesta Adiga Sudhan Qalbiga - Lyrics
anigo samaan wacan
sugayaa ayaamahan
nasiibkaygu siduu yahay
subaxdaynu kulanaa
si wayn ii dhex qaadoo
iseeteeyay caashaqu
yurubeey sidaan ahay
sitimaanka maalmuu
hoo bk
sikinkay la tiriyaba
waa runtaa
adigaa sudhan qalbiga
safar saw umaan bixin
anigoo sadkaygii
sahankiisa aan ahay
sidii roon rabaa oge
isa seegi maynee
ha salugin waayaha
maxamedoo sidaan ahay
sitimaanka maalmuhu
hoo geenyooy
sikinkii la tirayaa
ala waaruntaa
adigaa sudhan qalbiga
samri waaya aniguye
salka waxaan dhigi laha
adoo say ii noqdaa
sadrigaad ku taala
wadnahaabad sudhan tahee
saaka qoys ma taagnaa
anba waa sidaan rabee
saba lagu nagaadiyo
saldhig aan u yeelnoo
maxamedoow sidaan ahay
sitimaanka maalmuhuba
hee geenyooy
sikinii la tiriyaba
waa runtaa
adigaa sudhan qaliba
yurubeey sidaan ahay
sitimaanka maalmuhuba
hoo bk
sikinkii la tirayaa
waa runtaa
adigaa sudhan qalbiga
adigaa sudhan qalbiga