VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hoodo - Lyrics

hir kaliil hilaacaay hadhac diifta reebaay hiilkii jacaylkaay qaryadii haweenkaay hoodiyo ayaanley haybad iyo hanaanley hooshaar haldhaaleey muqqal hilaacley hogoshiyo xishoodlay goortaan is hananaa janadii ifkaba helay hoodo fadad sagal hagoogtaay nalka haga naftaydaay hanku xabag barsheeduu mudo haybinaayaay hirashiyo xilqaadleey haye sami dulqaadleey hida sami gobaadleey hasaawe malableey garashiyo hubsiimaleey goortaan is hananaa janadii ifkaba helay
Queue is empty
-- / --