VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta I lmada cesho - Lyrics

nafyahay caashaqu ka gaday qof kale caqligeediiyee xusuus ku casuumanee cidlada wehel moodasaay ha caban waxaan kugu idhi ha caban ilmada ceshobaan ku idhi laabtana culaybaan caawana tasho wakhtigu wuu cararayaayee jacayl loocaal helayn ka jar kaba goo calooshoo nolosha cusub soo dhawe nafyahay caalwaan ha noqon nasiibkana ha u cadhoon haduu calaf kaa ceshaday cudoon way tagtee ilow
Queue is empty
-- / --