la,aantaa miyaa nolol
naawil karaa libin
la,aantaa miyaan nabad
ku nagaan farax
nafta ruux daryeeshaa
idileey ku noloow
abidkaaba niyadsami
idileey nacab kala dilkeenii
idileey ka taliya nitaaqada
cashaqeenan nabada
yuu nabaro gaadhsiin

la,aantaa miyaan naqa
tiigsan karaa nasteexada
la,aantaa miyaan niyad
naasibi karaa guusha
ifka nuur hilaacaa
nasab aan ku dagayoo
igu daray asiibkay
idileey nacab kala dilkeeni
idileey ka taliya nitaaqada
caashaqenan nagida ah
yuu nabaro gaadhsiin

Exit mobile version