VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iga dhab weeye Caashaqu - Lyrics

Dhibaatada Aduunyada Dhaawaca jaceylkana, Waa loo dhibtoodaa Hadduu dhiiga raacana Dhayal ha umalayninee Dhaayahii jaceylkaa Iga dhab weeye Caashaqu Hadduu Dhuuxu gaarana Dhagar weeye xaalkuye Dhudadaan jeclaayee Iga dhab weeye Caashaqu Dheehaaga quruxdiyo Dhaqankaaga wacanee Runtii qaali weeyaan Dhama waxyeehaygiyoo Qalbigaad dhaxqaadoo Hadii aanan kugu dhiman Waan kaa dhursigayaa Hadduu Dhuuxu gaarana Dhagar weeye xaalkuye Dhudadaan jeclaayee Iga dhab weeye Caashaqu
Queue is empty
-- / --