VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Inanyahay rag iyo dumar - Lyrics

inanyahay rag iyo dumar ruuxaad is barataan kaa raysan maayee waabu kuu riyaaqaa hadaad raali iga noqon raqdaydaan markaan go'o raxmaay kuugu iman rugtiinee RABBI igu og inanyahay wali waan ku raadshaa canbayahaw rakada koray waaban kugu riyooda hadaad raali iga noqon raqdaydaan markaan go'o raxmaay kuugu iman rugtiinee reenkii codkii cumar RABBI ha u janeeyee fanku raaru usii dhigay raadkiisu guuray cumar riishidiyo codkiisi ruux dunida nooloo qaraam ku raaxaysta maan arag
Queue is empty
-- / --