VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Istaahil - Lyrics

istaahileey ilwaadeey edabtiyo aqoontuu alle kugu manaystoo aynigaa ku dhaaftee inta kula filkiyo asaagaa hablaha kacay adigaa u horeeyoo hogaankaad u haysaa ifka waxaan ku ladaya inta aad wehel iyo ii tahay naf igu ladhan uuumiyaha dhamaantood waad ugu ildheertoo aragiyo garaadkana eebaa ku siyay isma lihi aduunyada inanbaa la barbardhigi oo qiimo dheeraan intay quruxi leedahay ifka waxaan ku ladayaa intaa ad weheliyo ii tahay naf igu ladhan
Queue is empty
-- / --