VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl uu Wadkii galay - Lyrics

Jacayl uu wadkii galay Goblamoo kalkii dhacay Godlo waaye oo guray Maxaa guudka ii suray Mar hadduu qofkii galay Wacadkii guboo guday Maxaa aniga ii gubay Maxaa ruuxi igaarsiray Go'ee aniga ii diray Nafta ruux ka gaabsaday Galbadoo igees maray Haddii aan ugo'i jiray Maanta waan ka go'ayaa Gabalkii midduu dhacay Guunuu xalkii dhumay Gaban waaye oo diray Miyaa gooni ii dagay Mar hadaan jacayl galay Qalbigiii ugogol dhigay Maxuu aniga ii guday Maxuu geedka iisuray Anoo Anigoo ugogol dhigay Nafta ruux ka gaabsaday Galbadoo igees maray Haddii aan ugo'i jiray Maanta waan ka go'ayaa
Queue is empty
-- / --