VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylku la yaab maloo - Lyrics

jacaylku la yaab malooo ninkuu yeelaha u xiray yaraantiisii ku helay yalaal baray oo yamiii wuxuu yahay wuu yaqaaan markii aan yara sidee yimihii iyo xaalkan waday agtaadan ka yoow lahaa maxaad iila yaabaneeyd markaan kuu yeeri jiray ninoow cadow yuururshooo yaxaas geed loogu xiray yaqiinta ha inuu u yiimin ha yaabinee intaanu yiimin nasiibkiisaa u yaaal haddaad taa yaqiinsantahay adduunyahay yoowmba yooowm nasiibaan kala yareeeyn adiyo qyarkaa u yaal haddaanan la yaab lahayn maxaad iila yaabanayd markaan kuu yeeri jiray maxaad iila yaabaneeyd.
Queue is empty
-- / --