Heesta Jacaylow qof kuu dhiban - Lyrics
Jacayloow qof kuu dhiban
Jiradaada la il daran
Joogi waayay awgaa
Xubigaagu jilib dhigay
La jibaaday awgaa
Jiraagu dhaawacay
2×
Waadh la jiifin karayoo
Jajabkiisa lagu dhayo
Jacayloow ma leedahay
2×
Jacayloow sirtaadiyo
Sida tamashadaa tahay
Dadka ruuxa jaahili
Ha qol lagu jiheeyiyo
Jaamacad wax lagu baro
Jacayloow ma leedahay
2×