VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaaba 1 - Lyrics

Kaskiyo kaa saaray maanka Kalgacal hanku kuuma qabo Oo keydkii kuma lihid qalpiga Kaligeey caashaqaan qabiyoo Kurbadii laga goo wadnaha Kolkuu kaalintaadii waayay Kootadaa naftaa kuugu xiray Kal hore adiga kasbanee Kaaftoon qalbigaad rabtee Ka kac kuma sama luladuye Kobtan hurda lagu gam'iye Kadliyo oradkii karaystay Korkaaga jacayl ikeena Oo kaabaan heli Kugu illaaawo Kulligood hablahoo dhaniyo Koonkaa cid kudoorsan maayo Kashaad gabtaybee bogsiisay Kootadaa naftaa kuugu xiray Kal hore adiga kasbanee Kaaftoon qalbigaad rabtee Ka kac kuma sama luladuye Kobtan hurda lagu gam'ine
Queue is empty
-- / --