VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z


Kala dhimasho Lyrics

markay xaajodabaqdee
aheey taladu dheelido
inkastoo dhamayn jiray
nin ragii wixii dhacay
khilaaf aan gun dheerayn
oo dhexyaala oorida
reerka kuu dhaqaysiyo
dadka dhalsho kuu xiga
sidee loo dhamaynayaa
kala dhimasho oon iman
sidee loo dhayaa nnabar
farxadaada dhaawacay

noloshuba dhismaha guud
dhadhan waxay ku leedahay
wanaag laysku dhawrtee
isku fiirsigaa dhiba
haduu meel ku dhego ruux
ka kalana dhimmbiil shido
is dhagaysigaa luma
wayna kala dhaqaajiyaan
dhisme reer yagleelan
kala dhimasho oon iman
sidee loo dhayaa nabar
farxadaada dhaawacay

loading..
-- / --