VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku boqray Aabe - Lyrics

bu,da nuurka aragaay waxaa tahay bogaygiyo badankiyo jidhaygaan tuu illaah ka beero ducaan kugu daray burji lle ku boqray aabooy ku boqray nasiib barkhadliyo cawada baxnaano adaa sidoo badhaadhay markaan ku dhalay aabo ugub barakaysan baa tee maaneey ku barbaar hidaha dabciga qofka loogu bogo fudayd buriyaa dilee dulqaad ha ku baro wakhtigu in kastooy ku bilatoo qabyo dunidu buux tahay cilnigaa badee garoo baro aabo ha daynine cibaadada noqo ruux ku badan ku boqray aabooy ku boqray nasiib barkhadliyo cawad a baxnaano adaa siido badhaadhay markaan ku dhalay aabo ugub barakaysan baa tahee maaneey ku barbaar hidaha dabciga qofka loog bogo fudayd buriyaa dilee dulqaad haku baro wakhtigu
Queue is empty
-- / --