laafyahaaga socodkiyo
lugaha talaabada
aan luudheyn ciideee
dhulka loo sameeyiyo

ladaneey cabadhyahaa
luquntaad qariyeee
laxaw igu abuureee.

sida aan u laabkacay
adna ii labeeyo
laabtada igu qabo
lubigaaga igu qabo

sida laanta dhabigoo
laaleys ku taalo
dhusha laacu qariyaa
aragtidaad ku labotee.

lahashada kalgacal kaleee
markaan hiif ku waasho
ladi ladi waayey jiifeee.
lyrics by Mohamed Yussuf ·

Exit mobile version