maan dhaadin mana dhugan
mana dheehan hdaneey
midaan kula dhigoo nool
ruuxaan dhaayo saaraad
ugu dhaban qurxoontoo
inta inan dhigaaga ah
ugu garasho dheer tahay
muuq dhararka joogiyo
waxaa tahay ma dhaafaan
rabi uu dhamays tiray

ha dhibtoon ha dheeliyin
illaahay dharaar qudha
dhalanteedba kuma bado
xubno dhiibsan iyo timo
sinta gaadhay dhabarkoo
hadba laydu dhinacyada
u ruxayso dhufashda
muuqa dhararka joogiyo
waxaa tahay ma dhaafaan
rabi uu dhamaystiray

Exit mobile version