Heesta Meher - Lyrics
Anoo sheekada mir baxin
Mayeeraan idhawaaw
ma koosday kalgacaloo
Dhigiisii maalayee
Miyaan ka maarmayaa
Anoon muuqaaga aragee
Dhulkuba waa imadow
Anoon muuqaaga aragee
Macaanku waa iqaraar
Tan iyo moojadaha cartama
Ayaa igu meersanoo
Adaa kula magansadee
dartee anigu ha imurginee
Xuska iyo oodu adkee
Afmalab uuurkana mariid
Allaha naga muunsoo
Macaanoo mahersigeenaa
Malaaig ha maamulee
Adoo muhanshada maldiin
Mareegtaan kugu jiraaa
Marwooy muxibada jacayl
Miisaanka adaa sidee
Siduu mugdi kaaga gaay
Adoo Mayal ii jiraa
Gacalooy ii muuqataa
Adaa maanka iyo qalbiga
Jacaylka ku meeracoo
Ku daystay inaan ku tabayee
Ha moodin inaan maqanee
Xuska iyo oodka u adkeey
Afmalab uuurkana mariid
Allaha naga muunsoo
Macaanee mahersigeenaa
Malaaig ha maamulee
Anoo kala miirin jano
Mugeed laabta kalgacal
Dartaa igu maaxdayoo
Miraha geedkaan cunaa
Jalaycada
Anoo ifka meer leh baan
Hadana magacaabayaa
Anoo ifka meer leh baan
Muraayada kaa arkaa
Tan iyo moojadaha cartama
Ayaa igu meersanoo
Adaa kula magansadee
dartee anigu ha imurginee
Xuska iyo oodu adkee
Afmalab uuurkana mariid
Allaha naga muunsoo
Macaanoo mahersigeenaa
Malaaig ha maamulee
Anaa maanta iyo beriba
macuusamay jacaylka oo
Marwooy maamuus horlahiyo
Xasuus ku ma meermayee
Midaa maankaaga gali
Waxaa markastaba rabaa
Mudada soo gaabatoo
Waxaa marksataba rabaa
Meherkeenoo meel maree
Adaa maanka iyo qalbiga
Jacaylka ku meeracoo
Ku daystay inaan ku tabayee
Ha moodin inaan maqanee
Xuska iyo oodka u adkeey
Afmalab uuurkana mariid
Allaha naga muunsoo
Macaanee mahersigeenaa
Malaaig ha maamulee