VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mulki nuura - Lyrics

mar waa taad hagogataa aqoonbaad magansataa halba miiyi ku nool magaaliyo debad shishaba midhoodii baa tahoo milgaan cidi kula sinnayn magacaad dhawrataa mudnaanta u yeelatoo mulki nuuraad u tahay maamuus iyo sharaf wanaag meel joogaaga haboon quruxbaad mahadisaa markaad laafyaha furtee socodka mushaaxaysaa indhuhu milicsaga kalgacal madeexaan eegmmadee magacaad dhawrataa mudnaanta u yeelatoo mulki nuuraad u tahay maamuus iyo sharaf wanaag
Queue is empty
-- / --