VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muno - Lyrics

cidla lama amaanoo cuub looma heesee muna caynkad aad tahay la cajiibay aniguye xaramkoo la ciidiyo carafay arlada timid cisay kuba barbaartayoo waligeed ma caasiyin hadal maba celcelisoo dadku kama cadhoodaan carabkeedu waa nabad ceeb laguuma heli karo cadrad qaaliyaad tahay cisaad sharafta dheer tahay curad dharsan baa tahay cawa daranta fiidkii dhulka cidhif ilaa cidhif iyadoo cadceed jirin cawayskii iftiimtaye xaramkoo la ciidiyo carafay arlada timid cisay kuba barbaartayoo waligeed ma caasiyin hadal maba celcelisoo dadku kama cadhoodaan carabkeedu waa nabad ceeb laguuma heli karo cadrad qaaliyaad tahay cisaad sharafta dheertahay curad dhawrsan baa tahay
Queue is empty
-- / --