VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muqdisho - Lyrics

Waagoo baryinoo libdhadu soo bixin Muqdishiyo gaarisiyo wardheer Boosaaso muqdishiyo wardheer Dhamaan wadadii aan soo maray Waxaan u safraayay waa inan Ilayska wadnaha ifiyaay Wareertay naftii waqaa aragaaga adiga wehelkaaga jeclayd Wajiga quruxdeeda waan tabayaaa Wacnaantuba waa taan u bogee Waaxyaha qalbigaygay qaar la dagtee Alaylehe waatan la igu mudee Waqtigu goormuu i saacide Waadiga noloshee ku weheshanayad Wakiil ka tahee Inaan hanto qaali way igu tahee Quluubta macaan waadigan hantayee Anoo qancayoo warkeed dhigay Wardiga goortaan miciinsaday Anoo wacanoo jacayl i wadaa Waxaan ka helay wabigii murtidiyo hargaysa
Queue is empty
-- / --