VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nabada eexaysta - Lyrics

umadyahay arliga wada dagtee eebe ku abuuray abti iyo ayeeyo iyo adeer eedo iyo aayo eheliyo xigaal baa tihiin oodna wada yaale arimaha danteena hadaan laysla wada eegin oo aan ul iyo diir la noqon wan amabanaynaaye anigaa atoore ah ooo aarmi badan haysta anigaa maiiro iska leh ayda iyo duurka waa inoo aqoon xumo hadii wiilal lagu aaso ilaahahy intaa ka cabsataan nabada eexaysta colaaduhu ibtilo weeyi aafo iyo hooge inkaar iyo waxaa laga dhaxlaa ubad agoomooba illaahay intaa ka cabsataan nabada eexaysta
Queue is empty
-- / --