VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naf jacaylku yeeshaan - Lyrics

naf jacaylku yeeshaan ha yaraysan ku yidhaa siden kuulaa yaaba ama kaaga yaabshaa sawdigan dhex yaalee qalbigii ku xidhan yee waxaan ahay yabaal neceb yaayuulna kaa jiriyee yoolka guur ma saarna aynu raas yagleelnee naf yaqiinso inaan ahay ilmo dhabanka yaacdoo jacayl yimiday kuu xidhay wacadkii inoo yiil yididiilo siiyooo haka yeel kii luma ugu yeedh nasib wacan 2x
Queue is empty
-- / --