VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naf ku raacday - Lyrics

anigoo raxmaay kalgacyl rasmiya rubada iyo qalbiga kugu ridrida sida ramaska geel kuu raadiyoo raadkaaga rugaa hadii aad rug kale u riyaaqdayoo midha raarta yaal aad ka roortayoo rubuc geed ku taal maankaagu rabo ala naf ku raacdaybaan kaa reebaya kala raysana isu soo rugtaa rabibaan wanaag ka rajaynayaa anigoo ramxaay reer inaan dhisniyo rays iyo nimciyo kula raadiyo raran iyo kulayl kuu maro rafaad raxma aad heshidee hadii aad rug kale u riyaaqdayoo midha raarta yaal aad ka roortayoo rubuc geed ku taal maankaagu rabo ala naf ku raacdaybaan kaa reebaya kala raysana isu soo rugtaa rabibaan wanaag ka rajaynayaa
Queue is empty
-- / --