VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qamar - Lyrics

jacayl waa qadiimiyoo qarnigii kastee jira waa laga qadariyaa qalbigaygu tuu rabay daymadaydu qaaday waabay qab wayntoo igu qaadh warkaygu markaan qamar xasuustaba qarka noo dhaxeeyiyo quruxdeeda gaarka ah qalbigaan ka ooyaa hadaan qeexo sheekada qaxariyo dhibaatada dookhaygii qaabilay qarni way ka badantee hadii aan qisoodoo arin igu qadhaadhiyo dib u qaado caashaqan marbaan qiiro dheeriyo riyo aan qorshaystiyo hami aan qaaayoo amaanteeda qaadaa
Queue is empty
-- / --