VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qaran shankii - Lyrics

wax la yidhi su aashiyo si xun wax u tilmaamiyo sixirka waa ka daranyahay saaxiibku waa guul marna waa sad kuu yaal marna waa sababtaa sakatiga colaadiyo calanyahayaw sideedaba ninka sayma kuu galay sooryadiisu waa maxay sahashiga aduunkiyo salfudayd uma dhalan sahamahana kamaan tagin sooyaalka waayuhu samadayda muu jabin saranseerna ima helin sawracaygu waa kuma sinjigaygu waa maxay si kaleeto hay baran qaran sahankii ban ahay
Queue is empty
-- / --