anaad igu qaalitooo
qaluubta waan ka jeclee
qalbiga xumo ay iigu qaban
naftana waad qaadatoo
adaa qufishee xishee
jacaylka dham oo qudhqudhi
macaan amaley qudhqudhi
jidhkaygaad qaybtoo
qareen igu jiraa tahay
qoyskii jirabaynu nee
qardhaas caashaqa u xidho

anaa qaba oo kalgacal
ku qoofalay laabta oo
quruxda noloshii habtiyay
qof baa tahay qaayo loo
anaa qalanjooy ku jecel
ha qubin qaayahay kalgacal
macaan amaleey ha qubin
jidhkaygaad qaybtoo
qareen igu jiraa tahee
qoyski jira baynu nahee
qardhaas caashaqa u xisho

Exit mobile version