VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qiiro - Lyrics

Qayrkaa kama waayin qaaradahe Adaa qarqarada wadnaha qabsadoo Qalbiga magacaagi ban ku qoree X2 Qalfoof ma tihide bal qiirooyo Anoon ku qasbeyn wuxuun qiro X2 Sidaan u qabdhamay ishii i qabataa Umay qamacdeen intay qososhee Ilmada qulqushaa indhahaa qarqin lahayd X2 Dhaaxaan qarsadoo qoonki dadee Wadnaha quusan waayay ba iqasbayee Go'aana ma qaato kama qancee x2 Bogaad qandarasataad qadhqadhee Qamuunyo ka baaji maanka qadra x2 Intaan idhi qowl qof nool danqi lahaa Hadaan ku dulqubo qarfaha dhagaxyaal Sidaan qabo wuu qushuuci lahaa X2 Qabso kalgaceylkoo waa qalin waad qalin daar Qadad qab lahayd qab ba nacas iyo Qof liitiyo waad la qaab noqotaa X2 Taan, taan qaayibay ma laab qumanee Aan quudo jaceylku waa qarafee X2 Sidaan u qabdhamay ishii i qabataa Umay qamacdeen intay qososhee Ilmada qulqushaa indhahaa qarqin lahayd X2
Queue is empty
-- / --