VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qofkee taajka saarta - Lyrics

sabtidaynu kulaniyo ila saaca maanta soo horjoogsigaagi wali waa ii sawiranyahee saw maansahwinoo suuradaada aragiyo sawdkaaga i deeqa sakatiyo nafteydee tani waa asal dhalad qofkay taashka saartaa abidkii ma siibtee sanqaroorka inanta suniyaha dulsudhaniyo wajigeyga subagii waa mid suurad gooniya sadrigaan ku hayaa jacaylkeeni soo jiray inan seesno oo mar uunay samaato
Queue is empty
-- / --