VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raxmaay - Lyrics

adaa ruuxiyo raxmaay raxmaay naxariis runtii dabacsanu rabigu kugu saday raxmaay rasmi dhaayaha rida eegmada kuula raacaa kuu riyaaqee inaad raysliyo laan rumaanoo hobeey laydhu ay ruxayso qurux lagu raray ama raaliya raad qabaw tahay waan rumaysnahay dunida raaxiyo rayn rayn ku jiroo barwaaqo raxmaan rugtaad ka yeel raxmaay rasmi dhaayaha rido eegmada kula raacaa kuuu riyaaqee inaad raysiyo laan rumaanoo hobeey laydhu ay ruxayso qurux lagu raray ama raaliya raad qabaw tahay waan rumaysnahay
Queue is empty
-- / --