VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Riyo kaban - Lyrics

Ma dhulkaan socdaa Miyaan dhaafsanay Ma dhabaa riyadu Dhawaaqaan maqliyo Dhalanteed jacayl Miyaan kala dhex galay Dhadhabay sidii Dhalaan salalayoo Wuxuu dhigi qof kale Dhab u fiirsoo Lama dhiidhiyee Dhulka meel ka joog Dhandhamaa cuntada Dhuuni lagu marshaa Hawaa laga dhargaa Dhab waxay naftuna Calmatoo dhadhama Kolay dhuuni tahay Kuma dhawran karo Ha isu kay dhajine Jacayl meel i gee
Queue is empty
-- / --