VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rugtii dhaqanka - Lyrics

rugtii dhaqankiyo rugtii dhaantada dhanbaal iyo hees amaan ku dhigeen ha dheeliyine dhisnow fiiqeey inay dhagax-buur dhul gobeed tahay anoon dhaaya saarin dhagtaan ka maqlee shabeele dhulkay nimcadada dheertay shiniiliyo kala dheer abaaro dhacoo dhibicu kama qaado dharaar kaliyee caanaha ma ka dhaymay xoolihii ku dhaqnaa barwaaqo dhulkii ILAAH dhigayow bartii lagu dhaqay kuwaan dhalashiyo kolay dhaqan tahay ii xigay dhhiiga ii xigay ALLOW dhibaato waxyeesha ka dhawr jigjiga dhab ahaan wataa dhisantee ruuxii ku dhaqmiyo ruuxii ku dhashaaa nasiib wax heer dhamaan noolaha liibaan dhagaxiyo dhadhaabaha ifayee markaad dheehataa dhabtii ifayoo macdanta la isu dhaafaa dhulka ku jirtee taariikh dhiganbay goor dheer dhaxashoo wabiyo dhawraa dhex qaada ad dheer dhiilkii nimcadaa qoraxay ku dhanoo dhexdeeda shidaal ALLAA dhigayoo hablaha lagu dhaataa qoraxaybay qabri daharbay ku dhasheen hablaha dhaqanka le qoroxaybay qabridaharbay ku dhasheen
Queue is empty
-- / --