VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Runta - Lyrics

inbadanbaan riixi lahaa jacaylka ragaadiyoo wuxuu raagaba maruun inuu gudho raadiyo indhaha ka ridban laha ka bi'iiraad ban lahaa halkaa rubadiyo qalbiga jacaylka ku reebayoo rifoo raaf baan lahaa anoo rajo quus ahaa rafaadka i haystiyo xogtaan booraan ku riday midii iga soo ruxdee jacayl igu raacdaye halkaa rubadaad ku taalaaye intaad rucub meel ku taal rakada sare een dhawayn ishaad la raaci lahayd naftaada ka reebo oo ka diga rogobaan lahaa quluubtu waxay rabtaan ha raadine joogbaan lahaa anoo hiiqdii jacayl qabaan runta diid lahaa jacayl qabaan runta diid laha
Queue is empty
-- / --