VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sahuur - Lyrics

sidaa mayay aroor da,ay saameeyay togdheeroo guryo samo hargeysiyo dhulka saacu wadhan yahay sareedada wanaagana rabiba ku saanyaday quruxdaada suhuureey saakaba i deeqdee waxaad tahay sifaha guur sooyaalka caashaqa tii ugu saraysee saamigaygibaa tahay sool iyo sanaag bari sagal roob ku jiifsaday seerma waydo curatiyo saatirkeen ku saaciday ingauna sadiyo calaf inagoo si wada jecel suhuureey walaaleey saldhigay nasiibkuye waxaa tahay sifaha guur sooyaalka caashaqa tii ugu saraysee saamigaygiibaa tahay
Queue is empty
-- / --