Heesta Saxarla - Lyrics
Sahwiyoo Ma joogoo
Middan la'iga sabab dhigay
Wadnahyga suranee
Aan ka seexan waayay
Waa saxarla inantuyo
Hadii qurux la saanyado
Saadir baa ugu deeqoo
Ruux lalama simayee
Hadaa saadir ii qorin
Ninka EEBE siiyoo
Silic yaana aragoo
Samo ula noolow
Waa Somaliland dhaladoo
Saadir waxay ku leedahay
Samo wayn hargaysiyo
?''? Sabradeediyo
Saaxil iyo meeriyo
Burco iyo saraariyo
Sool seer iyo baran
Sanaag bay ku dhaqantahayee
Hadaa saadir ii qorin
Ninka eebo siiyoo
Silic yeena aragoo
Samo ula noolow