VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saynab - Lyrics

Ragaa laba sinaan jiray Guur kala saraysii Usadguri midkoodoo Kii kalena seetee Sabba lagu nagaadda Sirta nolosha weeye Samirbaan ku gaadhee Anna saynab waan helay Guushiina waan sugay Calafkuna sidiisaba Sir illahay weeyoo Samaduu ka qoranyee Salka taan u dhigayee Ku samaaday waan helay Sannadkaygu kulaniyo Illaa saaka caashaqu Waa soorta maankee Wuu igu siyaadaaa Awlaad sideedaa Midba aad sagaal dama Kusidaysay uurkoo Sinta aad ku qaadee Sammo iigu nooloow Calafkuna sidiisaba Sir illahay weeyoo Samaduu ka qoranyee Salka taan u dhigayee Ku samaaday waan helay.
Queue is empty
-- / --