VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Suqra - Lyrics

suqraay waan ku doortoo inta dumar mar xidhatiyo intaa dunida joogtaba duntaan adiga kugu xidhay dayac kaagamaan tagin dantu maalin kuma qaban dibin daabyo iyo ceeb dilmadana ka caagani ana waad i deeqdoo dadkaan kuugu jecelahay dawadii naftaydaay dookhaygii baad tahay dunidaaba kala dhiman dar allaay qabyo u tahay dadaal oo kasii badi dacar yaanay kugu noqon dagalkaynu joognana doog baa ku yaaloo diri baa ku hooree ku ducayso waligaa ana waad i deeqdoo dadkaan kugu jecelahay dawadii naftaydaay doookhaygii baad tahay
Queue is empty
-- / --