VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Taaj mahala - Lyrics

ka tan wayn darmaanyahay caaashaqa aan tabayaa maykal kii tabcada sudhay shakisbiir tumaatiyay amiirkhaan ku taagsaday fanaankii wardina tumay boobmaarli taash sudhay ee teedhi ku habsaday saalax baadiyana tigay shaarubkhan tumaatiyay ee titani laga jilay taaladii jacaylkiye taj maxaale laga dhisay waanigan tabtoodii taariikhda galayee la isu kay tilmaamayee igu taranye goormaad iga tiirin caashaqa
Queue is empty
-- / --