VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Talo guur - Lyrics

anoo torontiyo maraykan tareen iyo diyaarad raacin farxiya tikid u goosan anoo tacadiyin jacaylka ala tahriib magafana u marin waxaan ku tashaday togdheer qadla iyo galgala taleex laaska iyo gacaydh tog wajaale ila daalo iyo caramale dalxiis aroos kugu tuma talada nolosha iyo jacaylka ayaa talo ahaan u fiican
Queue is empty
-- / --