Jaceyl Tali yari ku beermay
Taariikh xumadii iga raacday
Sooyaalka ha igu taalo

Talaabo dagdag u qaaday
Sidaa kugu turantaroobay
Tusaalo ha ii ahaato

Intaa Samiyee tusmeeyay
Sidaa ugu tacab qasaaray
tursiimo ha

Tartadu casharkee ii dhigtiyo
Hadaan taalada dhacdada
Ku taamilo qaadan waayo
Tasoobayee, hala iga quusto

Kalgacal togasho iyo xulasho
Ku taabo qaadoo adkaaday
Wanaag isa soo taraayee

Tixgalin badan iyo Xaqdhowr
Dareemo ku dalax tagoo
Talmoonay kuwada darnaaa

Waxii Samanoo Tisqaaday
Hadaad ka talaabsatoo
Go’aan  kaa fileen aad yeeshay

Tartadu casharkee ii dhigtiyo
Hadaan taalada dhacdada
Ku taamilo qaadan waayo
Tasoobayee, hala iga quusto

Exit mobile version