Heesta Urugo - Lyrics
Haduu onkad yahay jaceylku
gugac iyo roob soo iftiimay
Inuu ina soo abaaro
Anigu waan uyeedhi lahaayo
Allaha aan ka baryi lahaa
Hadaan soo mar oran lahaa
Markaasay kuu ahaatay
Afkaygana kuu furfuray
Ayuu urugada ibaday
Hadana kama eed baxee
Allah tiisa lagu socdaayee
Nasiibkaan la eegayaa
Hadana kama eed baxee
Sidii sidii gogal reeb
Ayaan kuu agmeerayee
Hadaad ogtahay jaceylka
Oo aan iska hubo amaantaada
Run iyo baahi uma qabeen
Adaan kugu dhameesan lahaayoo
Uurkiyo qalbigayga mid kale
Indhahu may qaban karayaa
Markaysu aadmiga galay
Asqi aan talo aan hayin
Ayuu Urugadaan ibaday
Hadana kama eed baxee
Allah tiisa lagu socdaayee
Nasiibkaan la eegayaa
Hadana kama eed baxee
Sidii sidii gogal reeb
Ayaan kuu agmeerayee Aniguyee