VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Utunaasul caashaqa - Lyrics

tubtii caashaqeeniyo adaa weecishay taladii kama tago agtaado ma tirtiro kalgacalkee waxan ahay qof kugu tolaan ku tabto naftaydii igu taran jacaylkii i talaal wadnaha o tiirleyda dhabarkiyo igu tiix sidii roon haween tii u sidataay quruxdii taleexeey ha ku tuban xidhiidhkii baryo soo taxnaaye u tanaasul caashaqa caashaquu tudhaaliyo tashi weeye laba ruux dhidibada u taago raxan nacab abuuriyo tafaraaruq laga jiro taxli waa socodkii tukashada saladiyo amintii timaadaba rabi waxan ka tuuga talo inan wadaagne
Queue is empty
-- / --