VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wiilkii an jeclaay - Lyrics

wiilkii aan jeclaayoow maxamed waaxyahayga jiidhkiyo walaalkay ka beermay sadex igu walaahiya aroskiina wacanoow waqal hooray subaxiyo mayay wadhay xareedii wuu igala culus yahoo farxad aad u waynbuu wadnahayga galiyee waan idiin ducaynee nolol bilaa wadeecaa oo wada nasteexa oo wada naruura ku wadaaga noloshoo gobonimo ku aqal gala xamdi waafi quruxeey ana waaxda bidixeey waad iila siman tahee sadex igu walaahiya arooskiinu wariseey waagoo soo iftiimiyo sagal nuurka weheshaday wuu igala waynyoo farxad aad u waynbuu wadnahayga galiyee waan idin ducaynee nolol bilaa wadeeca oo wada nasteexa oo wada naruura ku wadaaga noloshoo gobonimo ku aal gala
Queue is empty
-- / --