VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xayaad - Lyrics

ala quruxdu waa deeq allee dadnimo tuu daayinkeed duc waalid ugu daraay xayaadeey darajiyo amaan badan dadku tuu u hobshee dulqaad lagu tilmaamaay allow daa waa xilo janee ubadna sii doora alloow sii dugsi lagu nastiyo dagal lagu nagaado oo laysku doortoo oo lagu dakeeyo daa,in haydin siiyo aamiiiiiiiiiinn alla dookhu waa midh qudhee dumar tuu iraacshee daainkay igu lamaanshaa xayaadeey daganaan aqon badan dadaal tuu hogaanshee danteed lagu ogaadaay alloow daa waa xilo janee ubadna sii doora alloow sii dugsi lagu nastiyo dagal lagu nagaadoo oo laysku doorto oo lagu dakeeyo daa,in haydin siiyo aaaaaamiiiiiiiiiiin
Queue is empty
-- / --