VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xilo Jano - Lyrics

xulashadii kalgacalkaay xiisahan qalbiga dagay adigay igu xeeraye ha xumaynin ha xujaynin caashaqa xaragada talaabad a xigto qurux u dhalataay waan kugu xasilayoo adigaa dad ii xiga faadumo xurmo xilo janooy dun xariir u mudaneey xidigti jacaylkaay waan kugu xamdiyayaa xiskaygiyo garaadkiyo xidida jidhkaygiyo adaa dhiiga xulayoo xubin xubin adaa u dagay xuural cayntii dunidaay xayndaabkii noloshaay naftaa kugu xawilanoo marna kuma xumayn karo marwo xurmo xila janooy dun xariir u mudaneey xidigtii jacaylkaay waan kugu xamdiyayaa
Queue is empty
-- / --