VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xubi - Lyrics

Garaadkiyo xiisahiyo Inta loo xilay dareen Xubigaaga dagayoo Inta xaawalayee nool Xilkas dumar karwaay xikmad badan Xariiyada gobaay Iyo xilo ideeqdayee Caashaqu xayaabiyo Xiiso inoo ka weenyahay Xaqiiqsaday warkiisee Naftaydan u xeel dhigo Qalbi kuu xaaranoo Xijnaayay Xaqaagaa Kugu xeeray sharafooo Xigashada warkaagiyo Weheshaday xusuus Ku xasilay aktaadoo Xalka Nolashu waa adi Caashaqu xayaabiyo Xiiso inoo ka weenyahay Xaqiiqsaday warkiisee Naftaydan u xeel dhigo
Queue is empty
-- / --