VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Amaaleey - Lyrics

amaaleey ooridaydaay idka intan ku noolahay adaan kuu jecelahay indhahaygu waxay arkaan adiga weeyaanee illaah waxaan ka baryayaa abid kuma arkaan iblaysiyo waxaan kuu axsaan falin amaal inantaan jeclaayeey aakhiro waxaan ka baryayaa anigiyo adiga inaan ahaano kuwuu eebo jecelyahoo loo furo albaabada janada ilwaad qurux ooridaydaay afkayguna ma daayo duco iyo amaantaadaba caqligayguna ma dagana adi la,aantaayee amaal waxaa tahay lafdhabartii jidhka adimadiisee ifka nabad ku nooloow amaal inantaan jeclaayeey aakhiro waxaan ka baryayaa anigiyo adiga inaan ahaano kuwuu eebo jecelyahoo loo furo albaabada
Queue is empty
-- / --