VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Faadumo - Lyrics

midabkaaga dhiinkaa dhereriyo laxaadka xubnahaaga kala dhiiga markii aan ku dhaataa caashaq igu dhamaadaa wadnaha wadnaha dhiiga iiga fidiyo dhaxal aad uleedahee hoy aad ka dhisatee faadumoy dhi baatiyo iga dhowr waxyeeloo dhabankiisa cashaqu nacab yuuu ku dhaafsiin dhaqaniyo asluubeey dhabanada xareedaay dhaq dhaqaaqa laafyaha markii aanku dhaataa caashaq igu dhamaadaa wadnaha wadnaha dhiiga iga fidiyo dhaxal aad uleedahoo dartaa kutumataa faadumoy dhi baatiyo iga dhowr waxyeeloo dhabankiisa cashaqu nacab yuuu ku dhaafsiin
Queue is empty
-- / --