VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibo - Lyrics

alow yaa hibooy ciidaan jeclaa iyo calaq yaa ku geeyoo caways kuugu tumoo caano kula wadaagoo farxad kugula ceeshoo casarkii may tahay dhulkoo cagaaroo cawskuna ugbaadyay ishu milicsanaysaa yaa kugu casuumoo cashar kugu cabsiiyo yaa kaa caraabshoo dacalada gada iyo dalxiis wacan ku geeyoo caways kuugu tuma oo caano kula wadaagoo calaf kugula qaybsada
Queue is empty
-- / --